Markos 9:50
Somali Bible
50 Cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin cusbadu hadday dhadhan beesho, maxaad wax ku cusbaynaysaan? Cusbo isku lahaada, nabadna isu ahaada.
Read full chapter
Markos 4:21
Somali Bible
Waxa Laga Barto Laambadda Iyo Abuurka(A)
21 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Ilays ma waxaa loo keenaa in la hoos geliyo weel ama sariir? Sow lama saaro meeshii ilayska?
Read full chapter
Luukos 14:34-35
Somali Bible
34 Haddaba cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin haddii cusbadu dhadhan beesho, maxaa lagu cusbaynayaa? 35 Uma ay wanaagsana dhulka ama meeshii digada, waase la tuuraa. Kan dhego wax lagu maqlo lahu, ha maqlo.
Read full chapter
Luukos 8:16
Somali Bible
Waxa Ilayska Laga Barto(A)
16 Ma jiro nin, goortuu ilays shido, weel ku daboola, ama sariir hoos geliya, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.
Read full chapter
Luukos 11:33
Somali Bible
Waxa Ilayska Laga Barto(A)
33 Ma jiro nin, goortuu ilays shido, dhiga meel qarsoon ama weel hoostiisa, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.
Read full chapter© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya