Add parallel Print Page Options

50 Cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin cusbadu hadday dhadhan beesho, maxaad wax ku cusbaynaysaan? Cusbo isku lahaada, nabadna isu ahaada.

Read full chapter

50 “Salt is good, but if it loses its saltiness, how can you make it salty again?(A) Have salt among yourselves,(B) and be at peace with each other.”(C)

Read full chapter

Waxa Laga Barto Laambadda Iyo Abuurka(A)

21 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Ilays ma waxaa loo keenaa in la hoos geliyo weel ama sariir? Sow lama saaro meeshii ilayska?

Read full chapter

A Lamp on a Stand

21 He said to them, “Do you bring in a lamp to put it under a bowl or a bed? Instead, don’t you put it on its stand?(A)

Read full chapter

34 Haddaba cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin haddii cusbadu dhadhan beesho, maxaa lagu cusbaynayaa? 35 Uma ay wanaagsana dhulka ama meeshii digada, waase la tuuraa. Kan dhego wax lagu maqlo lahu, ha maqlo.

Read full chapter

34 “Salt is good, but if it loses its saltiness, how can it be made salty again?(A) 35 It is fit neither for the soil nor for the manure pile; it is thrown out.(B)

“Whoever has ears to hear, let them hear.”(C)

Read full chapter

Waxa Ilayska Laga Barto(A)

16 Ma jiro nin, goortuu ilays shido, weel ku daboola, ama sariir hoos geliya, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.

Read full chapter

A Lamp on a Stand

16 “No one lights a lamp and hides it in a clay jar or puts it under a bed. Instead, they put it on a stand, so that those who come in can see the light.(A)

Read full chapter

Waxa Ilayska Laga Barto(A)

33 Ma jiro nin, goortuu ilays shido, dhiga meel qarsoon ama weel hoostiisa, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.

Read full chapter

The Lamp of the Body(A)

33 “No one lights a lamp and puts it in a place where it will be hidden, or under a bowl. Instead they put it on its stand, so that those who come in may see the light.(B)

Read full chapter