Add parallel Print Page Options

Kuwa Barakaysan Iyo Kuwa Hoogga Leh(A)

20 Markaasuu kor u fiiriyey oo xertiisii eegay oo ku yidhi, Waxaa barakaysan kuwiinna masaakiinta ah, waayo, boqortooyadii Ilaah idinkaa leh. 21 Waxaana barakaysan kuwiinna haddeer gaajaysan, waayo, waad dhergi doontaan. Waxaana barakaysan kuwiinna haddeer ooyaya, waayo, waad qosli doontaan. 22 Waad barakaysan tihiin goortii dadku idin necbaado, oo goortay dhexdooda idinka saaraan, oo idin caayaan, oo magacyadiinna sida wax shar leh u tuuraan Wiilkii Aadanaha aawadiis. 23 Maalintaas reyreeya oo farxad ku boodbooda, waayo, bal ogaada, abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay jannada, waayo, awowayaashood sidaasay nebiyadii ku samayn jireen.

Read full chapter

20 Looking at his disciples, he said:

“Blessed are you who are poor,
    for yours is the kingdom of God.(A)
21 Blessed are you who hunger now,
    for you will be satisfied.(B)
Blessed are you who weep now,
    for you will laugh.(C)
22 Blessed are you when people hate you,
    when they exclude you(D) and insult you(E)
    and reject your name as evil,
        because of the Son of Man.(F)

23 “Rejoice in that day and leap for joy,(G) because great is your reward in heaven. For that is how their ancestors treated the prophets.(H)

Read full chapter